Monthly Archives: May 2015

QAAR KA MIDA MADAXDA NAKADSA AYAA KA QEYB GASHAY XAFLADII SAGOONTINTA DUFCADA 17AAD

Madaxa golaha dhexe sowdo mire cusman gudoomiye ku xigeenka gudoomiyaha golaha fulinta ee naadiga nakadsa zamzam daahir madaxa iclaamka iyo warfaafinta ustaad cabdi qaasim iyo xubna kale ayaa dhowaan ka qeyb galay xaflada si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay iskuulka iyo macalimiintaba ku sagootinayeen dufcadii 17aad ee ka qalin jebisay iskuulka hoose/dhexe iyo sare ee imaam axmed gurey xaflada ... Read More »

URURKA NAKADSA OO BAAQ U DIRAY DOWLADDA SOMALIA IYO HAY’ADAHA KALE EE SOMALIA KU SUGAN

Iyadoo aan ku Guda-jirno Toddobaadka Dabaal-degga 72-Sano-guuradii kasoo Wareergtay Aasaaskii Ururkii Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL – 15-kii May 1943-dii iyo Kaalinta dhallinyaradii kale ay naftooda uGu hureen sidii loo hanan lahaa madax-banaannida Soomaaliya, ayuu ururuka NAKADSA oo ay ku mideysan yihiin 5,000 oo dhallinyaro ah wuxuu la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed farxadda iyo hambalyada, isagoo sidoo kale la wadaagaya dhibaatooyinka iyo ... Read More »

XILWAREEJINTII NAADIGA NAKADSA+ SAWIRO

Axmed gurey waa mid ka mid ah iskuulada ugu faca weyn uguna caansan dugsiyada ka jira guud ahaan somalia gaar ahaana magaalada muqdisho waxa uuna ka koobanyahay 3marxalo oo kala ah hoose/dhexe iyo sare sido kale waxaa u cilmi doonta arday gaaraysa 3000 oo arday kuwaa oo isugu jira gabdho iyo wiilal tiiyo ay jirto inay madarasada axmed gurey diyaar ... Read More »