Monthly Archives: April 2018

NAKADSA iyo Maamulka Iskuulka Axmed Gurey oo tartan hidaha iyo dhaqanka ah u qabtay ardayda Iskuulka

Maamulka Iskuulka Axmed Gurey ee Magaalada Muqdisho iyo Naadiga NAKADSA oo is kaashanaya ayaa tartan Hidaha iyo dhaqanka ah u qabtay ardayda dhigata dugsiga sare ee Axmed Gurey iyo fasalo ka mid ah dugsiga dhexe, waxayna arday ku tartamayeen soo bandhigida dhaqanka Soomaalida, sugaanta, qaar ka mid ah xoolaha Soomaalidu dhaqato, agabka ay hidaha u leeyihiin dadka Soomaaliyeed, cuntooyika iyo ... Read More »