Author Archives: Nakadsa

NAADIGA NAKADSA OO KA QEYB GALAY XUSKA MAALINTA DHALINYARADA EE 15 MAY 2015 DOWLADANA TALOOYIN UJEEDIYEY

Umadd waliba maalin leh waxaa caada ah in la xuso maalinta dhalinyarada soomaaliyeed oo ku astaysan maalintii la aas aasay ururukii gobanimo doonka soomaaliyeed ee  SOMALI YOUTH LEAGUE oo loosoo gaabiyo  ( S.Y.L ) lana aas aasay ama si rasmi ah jiritaankiisa loogu dhawaaqay 15kii bishii may sanaddii 1943kii Sanadkaan 2015 waxa la qabtay xaflad heer sare ahayt taa oo ... Read More »

Naadiga  NAKADSA oo Qabtey Dood ku saabsan Mideynta Dadaallada kala duwan iyo Awoodaha Dhallinyarada.

Dood Cinwaankeedu ahaa Mideynta dadaallada kala duwan iyo awoodaha dhallinyarada ee dib u soo kabashada dalka,ayna soo qaban qaabsey Naadiga  NAKADSA isla markaana ay ka qayb galey Ururada Dhalinyarada ee Dalka ka jira ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadley Samsam Daahir oo ah Gudoomiye ku xigeenka oo ka socotey Naadiga Nakadsa waxay sheegtey in ujeedka ... Read More »

MADAXDA NAKADSA OO KA QEYB GASHAY XAFLADII QALIN JEBINTA DUFCADII 17AAD EE AXMED GUREY

waxaa caada ah in iskuulka axmed gurey uu sanad kasta soo saaro arday aad u tiro badan oo boqolaal gaarayo islamarkaana usaaxiiba aqoon tayeysan kuwaa oo isugu jira macaliminta.dhaqaatiir qareenada mustaqbalka sanad dugsiyeedka 2014/2015 waxaa iskuulka ka qalin jebisay arday ku dhow 200 oo isugu jira gabdho iyo wiilal intaba 23/7/2015 waxaa hoolka hotelka muqdisho in lagu magacaabo ka dhacday ... Read More »

DOORASHADII GOLAHA DHEXE EE NAADIGA NAKADSA+DAAWO SAWIRO

6/2/2015 waxay aheyt maalin ku weyn bahweynta ku abtirsata dugsiga sare ee axmed gurey iyo naadi ardayeed loo agaagumay isku xirka iyo weliba iska warqabka wax soo saarka dugsiga axmed gurey oo looga jeedo ardayda ka soo burqanaysa sanadba sanadka xiga horey waxaa loo soo doortay mudanayaal metela ardayda dhan 5000 oo arday kuwaa oo ku midaysan naadiga NAKADSA ayagoo ... Read More »

QAAR KA MIDA MADAXDA NAKADSA AYAA KA QEYB GASHAY XAFLADII SAGOONTINTA DUFCADA 17AAD

Madaxa golaha dhexe sowdo mire cusman gudoomiye ku xigeenka gudoomiyaha golaha fulinta ee naadiga nakadsa zamzam daahir madaxa iclaamka iyo warfaafinta ustaad cabdi qaasim iyo xubna kale ayaa dhowaan ka qeyb galay xaflada si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay iskuulka iyo macalimiintaba ku sagootinayeen dufcadii 17aad ee ka qalin jebisay iskuulka hoose/dhexe iyo sare ee imaam axmed gurey xaflada ... Read More »

URURKA NAKADSA OO BAAQ U DIRAY DOWLADDA SOMALIA IYO HAY’ADAHA KALE EE SOMALIA KU SUGAN

Iyadoo aan ku Guda-jirno Toddobaadka Dabaal-degga 72-Sano-guuradii kasoo Wareergtay Aasaaskii Ururkii Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL – 15-kii May 1943-dii iyo Kaalinta dhallinyaradii kale ay naftooda uGu hureen sidii loo hanan lahaa madax-banaannida Soomaaliya, ayuu ururuka NAKADSA oo ay ku mideysan yihiin 5,000 oo dhallinyaro ah wuxuu la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed farxadda iyo hambalyada, isagoo sidoo kale la wadaagaya dhibaatooyinka iyo ... Read More »

XILWAREEJINTII NAADIGA NAKADSA+ SAWIRO

Axmed gurey waa mid ka mid ah iskuulada ugu faca weyn uguna caansan dugsiyada ka jira guud ahaan somalia gaar ahaana magaalada muqdisho waxa uuna ka koobanyahay 3marxalo oo kala ah hoose/dhexe iyo sare sido kale waxaa u cilmi doonta arday gaaraysa 3000 oo arday kuwaa oo isugu jira gabdho iyo wiilal tiiyo ay jirto inay madarasada axmed gurey diyaar ... Read More »