Youth

OL-OLAHA WACYIGELINTA CUDURKA KAROONA FEYRAS (Corona Virus Awareness) – Muuqaalkii Koobaad:

Kadib soo-if-bixii cudurka faafa ee loo yaqaanno; karoona feyras, guud ahaan adduunka, gaar ahaanna soomaaliya, oo ilaa hadda hal keys (one case) laga helay, ayaa Naadiga Aqoon yahanka Ka soo qalin jebiyay Dugsiga Sare ee Axmed Gurey, oo loo soo gaabiyo ( NAKADSA), oo mabaadii’dii loo aas-aasay ay kow ka aheyd garab-is-taagga iyo ka caawinta bulshada dhanka; Wacyigelinta, Waxbarashada, Quudinta iyo ... Read More »

GUDOOMIYE SHAAFICI CALI AXMED OO SOO DHISAY LOONA ANSIXIYAY GOLIHIISA FULINTA EE LA SHAQEYN DOONA: 2019–2021

Iyada oo laga amba-qaadayo in hogaanka naadiga NAKADSA xilliyadii dambe uu ku soo jiray marxalad kala-guur ah, loona doortay dhowaan hogaan cusub ayaa waxaa shalay inoo qabsoomay kulan ka mid ah kulamadii caadiga ahaa ee naadiga. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan goleyaasha naadigu ka kooban yahay, sida; Golaha guud, Golaha Sare, Golaha Fulinta ee cusub iyo ... Read More »

HOGAANKA CUSUB EE NAADIGA NAKADSA OO BOOQASHADII 1-AAD KU TEGAY DUGSIGII AY KA SOO FARCAMEEN EE AXMED GUREY.

Naadiga NAKADSA oo labadii sanaba mar la doorto hugaanka goleyaashiisa, ayaa hugaankiisa cusubi shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd: 27/11/2019-ka, booqasho rasmi ah ku tegay hooyada NAKADSA ee dugsiga axmed gurey. Xubnaha iskuulka booqday ayaa isugu jiray labada gole ee naadiga ( golaha fulinta & golaha dhexe), oo ay wadajir u hugaaminayeen; Gudoomiyaha golaha fulinta ahna gudoomiyaha guud ee naadiga- Md. ... Read More »

NAKADSA iyo Maamulka Iskuulka Axmed Gurey oo tartan hidaha iyo dhaqanka ah u qabtay ardayda Iskuulka

Maamulka Iskuulka Axmed Gurey ee Magaalada Muqdisho iyo Naadiga NAKADSA oo is kaashanaya ayaa tartan Hidaha iyo dhaqanka ah u qabtay ardayda dhigata dugsiga sare ee Axmed Gurey iyo fasalo ka mid ah dugsiga dhexe, waxayna arday ku tartamayeen soo bandhigida dhaqanka Soomaalida, sugaanta, qaar ka mid ah xoolaha Soomaalidu dhaqato, agabka ay hidaha u leeyihiin dadka Soomaaliyeed, cuntooyika iyo ... Read More »

NAKADSA CUP oo saakay si rasmi ah u furmay iyo kulamo xiiso badan oo la ciyaaray+Sawiro

Waxaa saakay oo Talaado ah 20-Feb.2018 si rasmi ah barxadda Iskuulka Axmed Gurey uga furmay tartanka kubadda cagta ee NAKADSA CUP oo sanadkiiba mar loo qabto arday dhigata dugsiga sare Axmed Gurey, waxaana sanadkan ka qeyb galaya tartanka fasalada Form1 —- Form4. Furitaanka Tartanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Cabdikariin Maxamed XasanNA Madaxa dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee NAKADSA iyo ku xigeenkiisa ... Read More »

NAADIGA NAKADSA OO KA QEYB GALAY XUSKA MAALINTA DHALINYARADA EE 15 MAY 2015 DOWLADANA TALOOYIN UJEEDIYEY

Umadd waliba maalin leh waxaa caada ah in la xuso maalinta dhalinyarada soomaaliyeed oo ku astaysan maalintii la aas aasay ururukii gobanimo doonka soomaaliyeed ee  SOMALI YOUTH LEAGUE oo loosoo gaabiyo  ( S.Y.L ) lana aas aasay ama si rasmi ah jiritaankiisa loogu dhawaaqay 15kii bishii may sanaddii 1943kii Sanadkaan 2015 waxa la qabtay xaflad heer sare ahayt taa oo ... Read More »

Naadiga  NAKADSA oo Qabtey Dood ku saabsan Mideynta Dadaallada kala duwan iyo Awoodaha Dhallinyarada.

Dood Cinwaankeedu ahaa Mideynta dadaallada kala duwan iyo awoodaha dhallinyarada ee dib u soo kabashada dalka,ayna soo qaban qaabsey Naadiga  NAKADSA isla markaana ay ka qayb galey Ururada Dhalinyarada ee Dalka ka jira ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadley Samsam Daahir oo ah Gudoomiye ku xigeenka oo ka socotey Naadiga Nakadsa waxay sheegtey in ujeedka ... Read More »

QAAR KA MIDA MADAXDA NAKADSA AYAA KA QEYB GASHAY XAFLADII SAGOONTINTA DUFCADA 17AAD

Madaxa golaha dhexe sowdo mire cusman gudoomiye ku xigeenka gudoomiyaha golaha fulinta ee naadiga nakadsa zamzam daahir madaxa iclaamka iyo warfaafinta ustaad cabdi qaasim iyo xubna kale ayaa dhowaan ka qeyb galay xaflada si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay iskuulka iyo macalimiintaba ku sagootinayeen dufcadii 17aad ee ka qalin jebisay iskuulka hoose/dhexe iyo sare ee imaam axmed gurey xaflada ... Read More »

URURKA NAKADSA OO BAAQ U DIRAY DOWLADDA SOMALIA IYO HAY’ADAHA KALE EE SOMALIA KU SUGAN

Iyadoo aan ku Guda-jirno Toddobaadka Dabaal-degga 72-Sano-guuradii kasoo Wareergtay Aasaaskii Ururkii Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL – 15-kii May 1943-dii iyo Kaalinta dhallinyaradii kale ay naftooda uGu hureen sidii loo hanan lahaa madax-banaannida Soomaaliya, ayuu ururuka NAKADSA oo ay ku mideysan yihiin 5,000 oo dhallinyaro ah wuxuu la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed farxadda iyo hambalyada, isagoo sidoo kale la wadaagaya dhibaatooyinka iyo ... Read More »