Munaa sabad ay Xilka kula kala wareegayeen Hogaankii 8-aad ee Naadiga Nakadsa iyo Hogaanka Cusub ee dhawaan la doortay ayaa Galabta (13/09/2019) ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddaan oo ay ka soo qeeyb galeen xubno ka tirsan Golayaasha Afarta ah ee Naadiga Nakadsa (Guolaha Guud, Golaha Dhexe, Golaha Fulinta & Golaha Sare), Madaxdii hore ee Nakadsa soo hoggaamisay, Maamulka iyo hool ... Read More »
Publication
BARNAAMIJKA LA CIID DANYARTA EE NAADIGA NAKADSA.
Naadiga NAKADSA iyo maalintii 2AAD ee CIIDUL Al ADXA oo ay taariikhdu aheyd: 12/08/2019, taas oo aan kala qeyb qaadanay farxadii ciida dad danyar iyo barakacyaal isugu jiray. HOOS KA DAAWO MUUQAAL ARINTAA LOOGA WARBIXINAYO: BARNAAMIJKA LA CIID DANYARTA.Naadiga NAKADSA iyo maalintii 2AAD ee CIIDUL Al ADXA oo ay taariikhdu aheyd: 12/08/2019, taas oo aan kala qeyb ... Read More »
OL-OLAHA KA WACYIGELINTA BULSHADA – CUDURKA KAROONA FEYRAS ( Corona Virus Awareness) – Muuqaalkii Seddaxaad:
Ku soo dhowaada qeyb kale oo ka mid ah muuqaallada aan ugu talo-galnay ka Wacyigelinta bulshada soomaaliyeed, Cudurka CONVID 19, Ol-olahaas oo uu soo agaasimay maamulka sare ee Naadiga NAKADSA. Muuqaallada waxaanu u qorsheynay inaan u soo gudbinno hab qeybo-qeybo ah intii aan kari karno. Sidaa Awgeed, xalqadda ama qeybta seddaxaad, waxay noo ahaan doontaa muuqaalka (Clip-ka); Drs. Sacdiya Axmed ... Read More »
OL-OLAHA KA WACYIGELINTA BULSHADA – CUDURKA KAROONA FEYRAS ( Corona Virus Awareness) – Muuqaalkii Labaad:
Ku soo dhowaada qeyb kale oo ka mid ah muuqaallada aan ugu talo-galnay ka Wacyigelinta bulshada soomaaliyeed, Cudurka CONVID 19, ee uu soo agaasimay maamulka sare ee Naadiga NAKADSA, oo taxane ah.Muuqaallada waxaanu u qorsheynay inaan u soo gudbinno hab qeybo-qeybo ah intii aan kari karno. Sidaa Awgeed, xalqadda ama qeybta labaad, waxay noo ahaan doontaa muuqaalka (Clip-ka); Drs. Khadro ... Read More »
OL-OLAHA WACYIGELINTA CUDURKA KAROONA FEYRAS (Corona Virus Awareness) – Muuqaalkii Koobaad:
Kadib soo-if-bixii cudurka faafa ee loo yaqaanno; karoona feyras, guud ahaan adduunka, gaar ahaanna soomaaliya, oo ilaa hadda hal keys (one case) laga helay, ayaa Naadiga Aqoon yahanka Ka soo qalin jebiyay Dugsiga Sare ee Axmed Gurey, oo loo soo gaabiyo ( NAKADSA), oo mabaadii’dii loo aas-aasay ay kow ka aheyd garab-is-taagga iyo ka caawinta bulshada dhanka; Wacyigelinta, Waxbarashada, Quudinta iyo ... Read More »
GUDOOMIYE SHAAFICI CALI AXMED OO SOO DHISAY LOONA ANSIXIYAY GOLIHIISA FULINTA EE LA SHAQEYN DOONA: 2019–2021
Iyada oo laga amba-qaadayo in hogaanka naadiga NAKADSA xilliyadii dambe uu ku soo jiray marxalad kala-guur ah, loona doortay dhowaan hogaan cusub ayaa waxaa shalay inoo qabsoomay kulan ka mid ah kulamadii caadiga ahaa ee naadiga. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan goleyaasha naadigu ka kooban yahay, sida; Golaha guud, Golaha Sare, Golaha Fulinta ee cusub iyo ... Read More »
HOGAANKA CUSUB EE NAADIGA NAKADSA OO BOOQASHADII 1-AAD KU TEGAY DUGSIGII AY KA SOO FARCAMEEN EE AXMED GUREY.
Naadiga NAKADSA oo labadii sanaba mar la doorto hugaanka goleyaashiisa, ayaa hugaankiisa cusubi shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd: 27/11/2019-ka, booqasho rasmi ah ku tegay hooyada NAKADSA ee dugsiga axmed gurey. Xubnaha iskuulka booqday ayaa isugu jiray labada gole ee naadiga ( golaha fulinta & golaha dhexe), oo ay wadajir u hugaaminayeen; Gudoomiyaha golaha fulinta ahna gudoomiyaha guud ee naadiga- Md. ... Read More »
NAKADSA iyo Maamulka Iskuulka Axmed Gurey oo tartan hidaha iyo dhaqanka ah u qabtay ardayda Iskuulka
Maamulka Iskuulka Axmed Gurey ee Magaalada Muqdisho iyo Naadiga NAKADSA oo is kaashanaya ayaa tartan Hidaha iyo dhaqanka ah u qabtay ardayda dhigata dugsiga sare ee Axmed Gurey iyo fasalo ka mid ah dugsiga dhexe, waxayna arday ku tartamayeen soo bandhigida dhaqanka Soomaalida, sugaanta, qaar ka mid ah xoolaha Soomaalidu dhaqato, agabka ay hidaha u leeyihiin dadka Soomaaliyeed, cuntooyika iyo ... Read More »
NAKADSA CUP oo saakay si rasmi ah u furmay iyo kulamo xiiso badan oo la ciyaaray+Sawiro
Waxaa saakay oo Talaado ah 20-Feb.2018 si rasmi ah barxadda Iskuulka Axmed Gurey uga furmay tartanka kubadda cagta ee NAKADSA CUP oo sanadkiiba mar loo qabto arday dhigata dugsiga sare Axmed Gurey, waxaana sanadkan ka qeyb galaya tartanka fasalada Form1 —- Form4. Furitaanka Tartanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Cabdikariin Maxamed XasanNA Madaxa dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee NAKADSA iyo ku xigeenkiisa ... Read More »
NAKADSA oo tababar labo bilood soconaya u bilowday arday gaareysa 300 oo arday
Naadiga NAKADSA ayaa 14-12-2017 tababar lagu baranayo Maamulka iyo Maareynta, Gargaarka degdega, Nafaqeynta, Saxaafadda iyo Sheybaarka waxa uu u bilaabay arday gaareysa 300 oo arday kuwaa oo isu jira ardayda dhigata Iskuulka Axmed Gurey iyo kuwa kale. Tababarkan oo fulintiisa ay iska kaashanayaan Waaxaha Waxbarashada iyo Tababarka ee Naadiga ayaa waxaa bixinaya qaar ka mid ah golaha fulinta ... Read More »