Maamulka Iskuulka Axmed Gurey ee Magaalada Muqdisho iyo Naadiga NAKADSA oo is kaashanaya ayaa tartan Hidaha iyo dhaqanka ah u qabtay ardayda dhigata dugsiga sare ee Axmed Gurey iyo fasalo ka mid ah dugsiga dhexe, waxayna arday ku tartamayeen soo bandhigida dhaqanka Soomaalida, sugaanta, qaar ka mid ah xoolaha Soomaalidu dhaqato, agabka ay hidaha u leeyihiin dadka Soomaaliyeed, cuntooyika iyo ... Read More »
News Paper
NAKADSA CUP oo saakay si rasmi ah u furmay iyo kulamo xiiso badan oo la ciyaaray+Sawiro
Waxaa saakay oo Talaado ah 20-Feb.2018 si rasmi ah barxadda Iskuulka Axmed Gurey uga furmay tartanka kubadda cagta ee NAKADSA CUP oo sanadkiiba mar loo qabto arday dhigata dugsiga sare Axmed Gurey, waxaana sanadkan ka qeyb galaya tartanka fasalada Form1 —- Form4. Furitaanka Tartanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Cabdikariin Maxamed XasanNA Madaxa dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee NAKADSA iyo ku xigeenkiisa ... Read More »
NAKADSA oo tababar labo bilood soconaya u bilowday arday gaareysa 300 oo arday
Naadiga NAKADSA ayaa 14-12-2017 tababar lagu baranayo Maamulka iyo Maareynta, Gargaarka degdega, Nafaqeynta, Saxaafadda iyo Sheybaarka waxa uu u bilaabay arday gaareysa 300 oo arday kuwaa oo isu jira ardayda dhigata Iskuulka Axmed Gurey iyo kuwa kale. Tababarkan oo fulintiisa ay iska kaashanayaan Waaxaha Waxbarashada iyo Tababarka ee Naadiga ayaa waxaa bixinaya qaar ka mid ah golaha fulinta ... Read More »
NAADIGA NAKADSA OO KA QEYB GALAY XUSKA MAALINTA DHALINYARADA EE 15 MAY 2015 DOWLADANA TALOOYIN UJEEDIYEY
Umadd waliba maalin leh waxaa caada ah in la xuso maalinta dhalinyarada soomaaliyeed oo ku astaysan maalintii la aas aasay ururukii gobanimo doonka soomaaliyeed ee SOMALI YOUTH LEAGUE oo loosoo gaabiyo ( S.Y.L ) lana aas aasay ama si rasmi ah jiritaankiisa loogu dhawaaqay 15kii bishii may sanaddii 1943kii Sanadkaan 2015 waxa la qabtay xaflad heer sare ahayt taa oo ... Read More »
DOORASHADII GOLAHA DHEXE EE NAADIGA NAKADSA+DAAWO SAWIRO
6/2/2015 waxay aheyt maalin ku weyn bahweynta ku abtirsata dugsiga sare ee axmed gurey iyo naadi ardayeed loo agaagumay isku xirka iyo weliba iska warqabka wax soo saarka dugsiga axmed gurey oo looga jeedo ardayda ka soo burqanaysa sanadba sanadka xiga horey waxaa loo soo doortay mudanayaal metela ardayda dhan 5000 oo arday kuwaa oo ku midaysan naadiga NAKADSA ayagoo ... Read More »
URURKA NAKADSA OO BAAQ U DIRAY DOWLADDA SOMALIA IYO HAY’ADAHA KALE EE SOMALIA KU SUGAN
Iyadoo aan ku Guda-jirno Toddobaadka Dabaal-degga 72-Sano-guuradii kasoo Wareergtay Aasaaskii Ururkii Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL – 15-kii May 1943-dii iyo Kaalinta dhallinyaradii kale ay naftooda uGu hureen sidii loo hanan lahaa madax-banaannida Soomaaliya, ayuu ururuka NAKADSA oo ay ku mideysan yihiin 5,000 oo dhallinyaro ah wuxuu la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed farxadda iyo hambalyada, isagoo sidoo kale la wadaagaya dhibaatooyinka iyo ... Read More »