Sidaa Awgeed, xalqadda ama qeybta labaad, waxay noo ahaan doontaa muuqaalka (Clip-ka); Drs. Khadro Cabdi Yuusuf ( Tooyo), oo noo sharrixi doonta weydiimaha hoos ku xusan:
1. Maxaa lagu gartaa cudurka karoona feyras ama calaamado u ah? Iyo,
2. Yaa u nugul inuu inuu ku dhaco cudurka faafa ee karoona feyras?
Mahadsanidiin.
#WACYIGELIN_BULSHO_CONVID19
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:
OL-OLAHA KA WACYIGELINTA BULSHADA CUDURKA KAROONA FEYRAS ( Corona Virus Awareness)!
OL-OLAHA KA WACYIGELINTA BULSHADA – CUDURKA KAROONA FEYRAS ( Corona Virus Awareness)!Muuqaalkii Labaad:Ku soo dhowaada qeyb kale oo ka mid ah muuqaallada aan ugu talo-galnay ka Wacyigelinta bulshada soomaaliyeed, Cudurka CONVID 19, ee uu soo agaasimay maamulka sare ee Naadiga NAKADSA, oo taxane ah.Muuqaallada waxaanu u qorsheynay inaan u soo gudbinno hab qeybo-qeybo ah intii aan kari karno. Sidaa Awgeed, xalqadda ama qeybta labaad, waxay noo ahaan doontaa muuqaalka (Clip-ka); Drs. Khadro Cabdi Yuusuf ( Tooyo), oo noo sharrixi doonta weydiimaha hoos ku xusan: 1. Maxaa lagu gartaa cudurka karoona feyras ama calaamado u ah? Iyo,2. Yaa u nugul inuu inuu ku dhaco cudurka faafa ee karoona feyras?Mahadsanidiin. Daawasho wacan.#WACYIGELIN_BULSHO_CONVID19—-DHAMMAAD——
Gepostet von NAADIGA NAKADSA SOOMAALIYA am Dienstag, 24. März 2020