OL-OLAHA KA WACYIGELINTA BULSHADA – CUDURKA KAROONA FEYRAS ( Corona Virus Awareness) – Muuqaalkii Seddaxaad:

Ku soo dhowaada qeyb kale oo ka mid ah muuqaallada aan ugu talo-galnay ka Wacyigelinta bulshada soomaaliyeed, Cudurka CONVID 19, Ol-olahaas oo uu soo agaasimay maamulka sare ee Naadiga NAKADSA.

Muuqaallada waxaanu u qorsheynay inaan u soo gudbinno hab qeybo-qeybo ah intii aan kari karno.

Sidaa Awgeed, xalqadda ama qeybta seddaxaad, waxay noo ahaan doontaa muuqaalka (Clip-ka); Drs. Sacdiya Axmed Maxamed, oo noo sharrixi doonta ogaalkeeda iyo aqoonteeda ku aaddan cudurkaan khatarta ah.

Mahadsanidiin.

#WACYIGELIN_BULSHO_CONVID19

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:

WACYIGELIN_BULSHO_CONVID19

OL-OLAHA KA WACYIGELINTA BULSHADA – CUDURKA KAROONA FEYRAS ( Corona Virus Awareness)!Muuqaalkii Seddaxaad:Ku soo dhowaada qeyb kale oo ka mid ah muuqaallada aan ugu talo-galnay ka Wacyigelinta bulshada soomaaliyeed, Cudurka CONVID 19, Ol-olahaas oo uu soo agaasimay maamulka sare ee Naadiga NAKADSA.Muuqaallada waxaanu u qorsheynay inaan u soo gudbinno hab qeybo-qeybo ah intii aan kari karno. Sidaa Awgeed, xalqadda ama qeybta seddaxaad, waxay noo ahaan doontaa muuqaalka (Clip-ka); Drs. Sacdiya Axmed Maxamed, oo noo sharrixi doonta ogaalkeeda iyo aqoonteeda ku aaddan cudurkaan khatarta ah.Mahadsanidiin. Daawasho wacan.#WACYIGELIN_BULSHO_CONVID19—-DHAMMAAD——

Gepostet von NAADIGA NAKADSA SOOMAALIYA am Samstag, 28. März 2020